berberatoday.com
Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyay Shirkada Ku Guulaysatay Xoolo Loosoo Iibinayo Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland
October 4, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa shaaciyay shirkada ku guulaysatay xoolo loosoo iibinayo wasaarada xanaanada xoolaha jamhuuriyada Somaliland kuwaasi oo loogu talo galay wasaaradu in ay uqaybiso dadka danyarta ah reer Somaliland ee xoolihii ka dhamaadeen kuwaasi oo dib udajin loogu samaynayo.

Gudoomiyaha gudida qandaraasyada oo shaaciyay shirkada ku guulaysatay qandaraaskan ayaa kula dardaarmay in ay kazoo baxdo shaqada ay ku guulaysatay

Sidoo kale xubno ku hadlayay magaca shirkadan ayaa soo dhaweeyay qandaraaskan ay ku guulaysteen

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews