Ronaldo Oo Lagu Eedeeyey Inuu Qas Ka Abuuray Manchester United
October 4, 2021 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa lagu eedeeyey inuu qas ku abuuray Manchester United oo uu ka lumiyey qaab-ciyaareedkii isla markaana ka dhigay naadi ka tegay qaabkiisii caadiga ahaa mid kalena aan u guurin.Ronaldo ayaa ahaa maqnaha layaabka leh ee kulankii Sabtidii ay Manchester United barbarraha la gashay Everton, waxaana uu beddel kusoo galay qaybtii dambe waxyar ka hor intii aan laga dhalinin goolka barbarraha