Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Eedo Ujeediyay Maayarka Iyo Khilaafka Hadheeyay Kal Fadhigii Golaha.
October 4, 2021 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada gabiley ayaa eedo culus ujeediyay maayarka magaalada gabiley oo khilaaf ismarin waagi uu ku dhexmaray fadhigii golaha deegaanka.
