|
berberatoday.com
Gudoomiyihii Xisbiga Ucid Ee Degmada Berbera Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Sababta
October 5, 2021 - Written by admin Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii Xisbiga Ucid Ee Degmada Berbera Khaliil Hussein Muse Ayaa Habeenkii Xalay Ciidamada Booliska Berbera Xabsiga Utaxaabeen Sababta Xadhigiisa Ayaa Lala Xidhiidhiyay Qoraalo Uu Barta Facebook Ku Qoray Uu Ku Dhaliilay Maamulka Gobolk Saaxil Iyo Ka Degmada Berbera.Kiiska Masuulkan Ayaa Waxa La Sheegay Inay Dhibanayaal Ka Yihiin Masuuliyiinta Gobolka Saaxil Iyo Degmada Berbera.
Maxkamada Degmada Berbera Oo Saaka la Horkeenay Ayaa Waxa La Daba Siday Masuulkan File Waraaqo Ah Oo Facebook-giisa Laga Soo Daabacay Waxaana Islamarkiiba Loo Diray 10 Cisho Oo Xabsiga Weyn Kuhayna.
Berberatoday.com
COMMENTS
|
||||
|
|
|||||