“Awoodii Shir guddoonka Golaha Xisbi Gaara Ayaa Loogu Shaqaynayaa…”Xildhibaan Cabdillaahi Muuse Cabadi”Daawo Muuqaal
October 6, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan katirsan xisbiga kulmiye ayaa sheegay in shirgudoonkii golaha wakiiladu ushaqaynayo xisbi gaar ah ismarkaana awoodii golaha si khaldan looga faa,iidaysanayo.
