berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Fuliyay Balan Qaadyo Uu Usameeyay Qaar Kamida Xildhibaanadii Faratoon Ucodeeyay Iyo Masuuliyiin Uu Umagacaabay
October 9, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa fuliyey ballan-qaadyo uu u sameeyey Xildhibaannadii Golaha Wakiillada ee taageerayey Murrashaxnimadii Guddoomiyenimo ee Xildhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) uu ku doonayey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada.
Labadii isku shaandheyn uu u dambaysay, ayaa waxa ka dhex muuqday Maasuuliyiin cusub oo xilal loo magacaabay, kuwaas oo ay wateen Xildhibaanadii taageersanaa Faratoon ee saddexda Xisbi ka soo baxay.
Isu shaandheynta maanta, uu sameeyey Madaxweynuhu, ayaa waxa ka dhex muuqday dhawr Agaasime Guud oo ay Xildhibaanno u geeyeen Madaxweynaha, kuwaas oo aynu ka xusi karno Agaasimaha Guud Ganacsiga iyo dalxiiska oo la rumaysan yahay in magacaabistiisa uu qayb ku lahaa Xildhibaan Burco uga soo baxay Waddani oo maalmihii u dambeeyey ee loollanka shirguddoonka taageeray Faratoon.
Sidoo kale Agaasimaha Guud ee Amniga ee Wasaaradda Arrimaha guddaha iyo ka Beeraha la aamisan yahay iyagu in ay ku yimaadeen heshiiskii wakhtigii hirdanka Shirguddoonka Wakiillada.
Wargeyska Saxansaxo

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews