berberatoday.com
Daawo:- Wada hadalkii udhaxeeyay wadani iyo Siyaasi maxamuud xaashi oo lagu kala kacey
October 10, 2021 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa(berberatoday)- Wararka ay berberatoday ka helayso xarunta dhexe ee xisbiga wadani ayaa waxay sheegayaan in wada hadalkii udhaxeeyay xisbiga wadani hogaankiisa sarsare iyo siyaasiyiin ka soo jeeda bariga burco oo uu hogaaminayo wasiir hore maxamuud xaashi inuu fashilaad ku dhamaadey taasi  oo hankii uu lahaa ama gorgotankii uu maxamuud xaashi uu noqdey kursi iyo boos uqalma aan lagu hayn xisbiga wadani madaama uu hore usii joogey isan wasiir hore xirsi xaaji cali oo booskii beeshaasi helilahayd ku fadhiya ………

Siyaasi maxamuud xaashi waxaa laf dhuun mari weyday ku noqdey xirsi xaaji cali oo xisbiga tacab isna kaga jiro iskuna diyaarinaya gudoomiyaha cusub……

Siyaasi maxamuud xaashi waxaa goobtaa kaga dhacdey waaqaco , waxaana isla markiiba kala qeybsamey garabkiisii oo maanta qeyb ka mida ay ku biireen xisbiga wadani soona dhaweyeen gudoomiye c.raxman ciro iyo xirsi xaaji cali ….

Daawo garabkii maxmuud xaashi kaga hadhay wadani….

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews