Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Laba Taag Oo Si Sharci Darro Ah Ugu Soo Xadgudbay Biyaha Bada Somaliland”Daawo Muuqaal
October 11, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com )-Ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland ee gobolka saaxil ayaa acanta kusoo dhigay laba tag oo si sharci daro ugu soo xadgudbay biyaha Somaliland,

