Xildhibaan Indho-Indho ayaa yidhi,
“Anigu waxaan u malaynayaa inuu ninkan yahay kuwii Itoobiya ka ooyi jiray, waxanan maqlay inuu xabashiga yaqaano
Xildhibaankaasi anigu ma garanayo ee waa ninka ooya ee Ruqi ka soo baxay ee golaha wakiilada ku jira.
Dad noolbu tacsiyadeenayay, Laascanoodna dad dhintaybuu habaaraya, Inan yarbaad tahay maanta intaa kuu dhaafi maayo”.