Xaliimo British Oo Lacag 20 Kun Oo Dollar Ah Ugu Deeqday Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun Iyo Xildhibaanka Oo Islamarkiiba Lacagtii Ku Wareejiyay……”Daawo Muuqaal
October 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaliimo British, ayaa hadda Xildhibaan Barkhad Batuun ku wareejisay $20,000 Ee Doollar ,
Dhiniciisa Xildhibaan Barkhad ayaa sheegay inuu lacagtan Xaafadda Daami uu ugu dhisayo Xannaano Caafimaad,
Dhaqaalahaasi ayuu Xildhibaanku isla markiiba Farta ka saaray odayaasha xaafadda.
Berberatoday.com