Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Sheegay In Uu Amray In Xabsiga Dhexe Loo Dhaadhiciyo Ganacsadihii Beeshiisa Ahaa Ee Ay Ka Cabatay Mulkiilaha Hutelka JUMEERA!
October 15, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Biixi ayaa sida la sheegay waxa uu amar ku bixiyay in Xabsiga dhexe loo dhaadhiciyo Ganacsidihii kasoo jeeday Beeshiisa ee ay ka dacwootay Haweenayda iska leh huteelka Jumeerra ee kuyaala Xaafadda Jig jigga yar ee Magaalada Hargeysa.
