Haayada Qaramada Midoobay Oo Shaacisay Tirada Dadkii Somaliland Ka Raaftay Gobolka Sool.
October 16, 2021 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Hay’ada Qaramada Midoobay Uqaabilsan Arrimaha Bini-adam-nimada ee OCHA, ayaa Iyadoo xiganaysa PRMN sheegtay in tirada dadka xukuumada Somaliland ka Saartay magaalada Laascaanood iyo hareeraheeda ay gaadhay 7,250 qof.
