berberatoday.com
Loolankii Musharaxnimada Kulmiye Oo Meel Adag Maraya Iyo Wasiir Hankiisii Lagu Gacan Saydhay
October 19, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka caafimaadka somaliland Xasan Gafaadhi, ayaa safar booqasho iyo olole isugu jira ku jooga degmada caynaba, ee xarunta gobolka Saraar

Wasiirka oo kormeer, ku sameeyay qaybo ka mid ah goobaha caafimaadka ee wasaaraddiisu maamusho, ayaa wararku xaqiijiyeen inaanu u socon kormeerkooda balse uu dhuumanayo.

Wasiirka iyo odayaasha deegaanka uu ka soo jeedo ayaa kulano yeeshay kuwaas oo qarsoodi ah isla markaana laga qariyay warbaahinta

Odayaasha iyo wasiirka ayaa kulanka lagu sheegay inay kula garnaqsadeen odayaashu hanka wasiirka ee xiliga uu la shir yimi, waxaana xoguhu tilmaamayaan inay u sheegeen wasiirka inay Kulmiye, ka quusteen oo aanay niyad iyo tamartoona u hayn

Kulamo kale ayay wararku sheegayaan in wasiirka iyo odayaasha deegaanadu ay u balamaan kuwaas oo lagu kala qaadanayo go,aanadda kama danbeysta ah

Wasiirka caafimaadka somaliland Xasan Gafaadhi, oo deegaan ahaan ka soo jeedda Ceel-Afweyn, ayaa musharaxnimada Gudoomiyaha Kulmiye kula loolanaya Mohamed Kaahin Axmed, oo ah wasiirka arrimaha gudaha isla markaana ah masuulka ugu dhow madaxweyne Muuse Biixi

Wasiir Gafaadhi, ayaa isaguna haysta wasiiro xukuumadda Biixi, ka tirsan oo taageero la garab taagan kuwaas oo iyaga aan la dhacsanayn siyaasadda Mohamed Kaahin

Siyaasadda somaliland, ayaa loolan adag gashay waxaana soo baxaya ifafaalaha jewiyo siyaasadeed oo aan la saadaalin karin.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews