Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale,Tababarna Ufuray Fardo Ciidamadu Leeyihiin!
October 22, 2021 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka boooliska Somaliland Maxamed Aadan saqadhi dabagale aya kormeer ku tagay mashruuca banka wajaale ee gobolka gabiley oo ciidanka booliska ku leeyihiin dhul ay wax ku beertaan kuwaasi oo ay kasoogo,een dalagyo badani.



