berberatoday.com
Afganbi Xukumadeed Oo Dalka Sudan Kadhacay Iyo Wasiiro Xabsiga Loo Taxaabay
October 25, 2021 - Written by admin
hogaamiyaha Militariga Suudan , Cabdifataax al-Burhuan, ayaa ku dhawaaqay in la kala diray golihii ku meel gaadhka ahaa iyo Xukuumadii wadanka katalinaysayba, waxaana dalak Suudaan lagu soorogay xaaladdegdeg ah oo uu dhex socdo afgambi militari, waxaa xabsiga loo taxaabay ra’iisul Wasaaraha. Dalka
Bayaan uu soo saaray Isniintii, Abdel Fattah al-Burhan, madaxa Golaha Sare ee militariga iyo xubnaha rayidka ah ee dalka maamula, wuxuu ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo kala diray dowladda.
Ciidamadu waxay ra’iisul wasaare Cabdalla Hamduuk iyo mas’uuliyiin kale, Burhaan waxa uu sheegay in militarigu ay dusha kala socon doonaan inta ka hadhsan in dalka Suudaan uu ugudto dimoqraadiyadda,
Waxaanu ku dhawaaqay inay talada ciidamadu wareejin doonaan marka shacabku soo doorto dowlad dimoqraadi
Sida ciidanka malitarigu sheegay dalka Sudan waxay doorashada ugu soo horaysaa ka dhacay saa July 2023,
Caasimada Suudaan iyo guud ahaan meelo badan oo dalka ah waxa kasocda banaanbaxyo kasoo horjeeda afgambiga,
Dalka Soodaan ayaa umuuqda inuu toos u wajahay afgambi militari oo buuxa,
Afgambi waa wuxuu ka mid noqday dhaqanka Iyo caadooyinka lagu kala qaato dawladnimada Suudaan, tan iyo markii wadankaas xorriyada qaatay
Abdisatar Sabri

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews