berberatoday.com
“Farogalinta Suuqa Diyaaradaha Ee Sababay Inay Fly-Dubai Joojiso Duulimaadyada Somaliland’ Waxa Uu Niyad Jabinayaa Maalgashadayaasha..” Xildhibaann Cabdikariim.
October 25, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdikariim Maxamed oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay arinta  fly dubai ku joojisay duulimaadyadii ay ku iman jirtay Somaliland isagoo sheegay faro galinta lagu sameeyay tartanka xorta ah ee ganacsiga uu dhaawacayo maalgashiga lagu samaysan lahaa Somaliland saamayna ay ku yeelanayso muwaadiniin Somaliland ee usafra caalamka.

 

Xildhibaan cabdikariim ayaa qoraal uu kaga hadlayo arintan ku baahiyay barta uu ku leeyahay facebookga wuxun udhignaa sidan;

Diyaaradda Fly-dubai ee joojisay Duulimaadyada Somaliland waxay saamayn Dhaqaale iyo mid shaqo ku yeelanasa Muwaadiniinta Somaliland.

Tartanka xorta ah ee suuqa Ganacsiga Somaliland ee uu damaanad qaaday Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu faa’iido u leeyahay Muwaadiniinta, waxana lagu tartamayaa adeeg wanaag iyo qiimo jaban.

Farogalinta suuqa Diyaaradaha ee sababay inay Fly-Dubai joojiso Duulimaadyada Somaliland waxa uu niyad jabinayaa Maalgashadayaasha danaynaya Somaliland.

Waxaan cambaaraynayaa talaabo kasta oo dhaawacasa tartanka ganacsiga xorta ah ee Somaliland.”

W/Q: Xil Abdikarim Mohamed.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews