Maayarada 23 Degmo Ee Dalka Oo Magaalada Hargeysa Tababar Looga Furey!
October 25, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)Maayarada 23 degmo doorasho ee Somaliland ayaa maanta tababar looga furay magaalada hargaysa taasi oo ay fulinayso ururka dawladaha hoose ee Somaliland oo kashanaya Ururka dawladaha hoose ee dalka Holland.

