Xukuumada Oo Xabsiga Utaxaabtay Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Iyo Xogaha Laga Helayo Cida Ka Danbaysa Xadhigiisa!
October 25, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta xabsiga utaxaabay abwaan siciid maxamuud gahayr oo kamid ah shakhsiyaadka u dhaqdhaqaaqa arimaha bulshada.
