berberatoday.com
“Waxa Aan Shaacinaya Inaan Musharrax U Ahay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Haddii La Ii Garto, Waxan Aaminsanahay Inaan Ku Haboonahay”Xirsi Cali Xasan”Daawo Muuqaal
October 28, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xirsi Cali Xaaji Xasan, Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani, ayaa si rasmi ah u shaaciyey inuu u tartamayo Guddoomiyaha Xisbigaasi, oo dhawaan lagu dooran dooro sbirweynaha Xisbiga ee ka qabsoomaya Hargeysa.

Hoggaamiye Xirsi oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Xisbiga Waddani, ayaa sheegay inuu aamisan yahay inuu ku haboon yahay hoggaaminta Xisbiga Waddani, waxaanu yidhi

“Waxa aan shaacinaya in aan Musharrax u ahay guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo aan hogaamiyo Xisbiga haddii la ii garto, waxa aan aaminsanahay in aan ku habboonahay hoggaaminta Xisbiga aqoon ahaan iyo waayo aragnimo ahaan ba,” hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasanal

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews