Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Ka Dareen Celiyay Talaabadii Xisbiga Kulmiye Lagaga Saaray
October 29, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamud Xaashi Cabdi oo wareysi siiyay idaacada BBC-da Laanteeda Afsomaliga ayaa ka dareen celiyay talaabada Xisbiga Kulmiye lagaga Saaray