berberatoday.com
Wasaarada Ganacsiga Oo Ku Fashilantay Xakamaynta Qiimaha Shidaal Iyo Shacabka Reer Hargaysa Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiir Saajin!
October 30, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Kor ukaca qiimaha shidaalka ayaa circa isku shareeray guud ahaan Somaliland iyadoo Gabi ahaanba ay beenoobeen wareegtooyinkii wasaarad ganacsiga kazoo saaray qiimaha shidaal

Sidoo kale shidaalkii ay xukuumadu sheegtay in ay dalka keenayso ayaan gabi ahaanba lahayn halka Shirkadihii shidaalka keeni jiray ay kalawareegtay gacan u haynta haamaha shidaalka ismarkaana ay Burburisay heshiishkii ay  la gashay xukumadii axmed siilaanyo ee isla xisbiga talada haya ee kulmiye.

 

Dadwaynaha ku dhaqan caasimada Somaliland ee hargaysa iyo wadayaash gaadiidka ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada oo ay ku eedeeyeen in ay ku fashilantay waxka qabashada kor ukaca shidaal oo sobobay iyo dadka qaar ku shaqaynsan jiray gaadiidku iska dhigaan baabuurtii.

Dhanka kale wasiirka wasaarada ganacsiga Somaliland maxamuud saajin sacad ayaa mudadii uu xilka waaarada ganacsiga hayay gabi ahaanba ku fashilmay hagiga ganacsiga iyo suuqa xorta ah isagoo xidh xidhay ganacsiga ismarkaana noqday masuul dantiisa ka horaysiiya danta qaranka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews