berberatoday.com
Ciidanka Dab Damiska Magaalada Wajaale Oo Ka Hawl Galay Shil Gaadhi Xamuul Ah Oo Galay Meherado Ganacsi Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
October 31, 2021 - Written by admin

Wajaale(Berberatoday.com)-Ciidanka Dab-demiska Ee Magaalada Wajaale ayaa caawa ka hawlgalay shil gaadhi , kaasi oo gaadhiga Xamuulka ahi uu galay saddex meheradood oo ku yaala xaafada Sariibada ee magaalada wajaale.

 

Sidoo kale Ciidanka Dab Damiska ayaa  ruux dumar ah ka soo samatabixiyay mid ka mida meheradaha uu gaadhi galay taasi oo dhaawac soo gaadhay iyadoo ciidamadu gaadhsiiyeen cisbitaalka magaalada Wajaale oo xaaladeeda caafimaad lagu dabiibayo.

Shilkan gaadhi xamuulka ahi ku galay meheradaha ganacsi ee magaalada wajaale ayaa sobobin khasaase nafeed marka laga reebo mid hantiyeed oo uu soo gaadhsiiyay meheradahan.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews