Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Eedo Culus UJeediyey Qaarkamid ah Culimada Somaliland”Daawo Muuqaal
October 31, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga ucid eng faysal cali waraabe oo munaasibad ka hadlayay ayaa eedo culus ujeediyay qaarkamid ah culimada dalka oo mudooyinkan danbe hadalo dalka lid ku ah jeedinayay.