Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maareye Cusub Umagacaabay Haayada Wadooyinka Somaliland
October 31, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Biixi, ayaa Eng Mawliid Nuux Ibraahim Taani u magacaabay Maareeyaaha Hay’adda Waddooyinka Somaliland. Wallow aan la haynin Digrayto rasmi ah oo kazoo baxday xafiiska madaxwaynaha iyadoo mudooyinkii udanbeeyay uu qaab aamusnaan ah maadxwaynuhu ku magcaabo xilalka qaran,’
