Wafti Ka Socda Dawlad Deeganka Somalida Itoobiya Oo Kulan La Qaatay Golaha Guurtida Somaliland Iyo Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen”Daawo Muuqaal
November 2, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti iskugu jiray Madax-Dhaqameed,ganacsato, qareeno iyo masuul kale oo ka socday Ismaamulka dawlad deegaanka somalida itoobiya oo Maalmahan ku sugnaa caasimada Somaliland ee hargaysa ayaa kulan la qaatay xildhibaanada golaha guurtida Somaliland oo ay ku booqdeen xarunta golaha.

