Diyaarad Dab Ku Qabsaday Garoonka Diyaaradaha Ee Doolow Somaliya Iyoi Khasaaraha”Daawo Muuqaal
November 3, 2021 - Written by admin
Doolow(Berber5atoday.com)-Diyaarad nuuca alaabaha qaada ah ayaa maanta ku burburtay garoonka diyaaradaha degmada Doolow ee gobolka Gedo.
Diyaaradda ayaa ayaa dab ka kacay markii ay caga dhiganeysay garoonka degmada Doolow, waxaana laga badbaadiyay duuliyihii diyaaradda iyo dadkii kale ee la socday sida uu Warbaahinta Usheegay goob joge garoonka ku sugnaa