berberatoday.com
Xaalad Deg Deg Ah Oo Lagu Soo Rogay Dalka Itoobiya!
November 3, 2021 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Golaha wasiirada dawlada fadaraalka ee Itoobiya ayaa dalka kusoo rogay xaalad deg deg ah kadib markii Ay sii adkaatay dagaal udhexeeye jabhada tigrey oo maalmihii Udanbeeyay dagaaladi ay kula jiray dawlada ku qabsatay deegaano muhiim.

Xukuumada raysa-wasaare Abiye Ahmed ayaa shaacisay in dalka lagu soo rogay xaalad  deg deg ismarkaana gabi ahaanba la laalay maamulkii rayidka dalkana lagu xumi doona xukun milatari kaasi oo socon doona ilaa lix bilood.

Xaalada deg deg ah ee dalka itoobiya lagu soo rogay ayaa Dhaqan gali doonta 48sacadood gudahood taasi oo lagu Horgaynayo golaha baarlamaanka si ay u ansixiyaan.

Ciidamada tigrey iyo jabhada oromada ee OBA Ayaa iyagu Sheegay in ay kusoo waajahan yihiin caasimada dalka itoobiya Ee adis ababa halka maayarka magaalada adis uu shacabka ugu Baaqay In Ay Difaacdaan dalkooda

Dhanka Kale Dawlada maraykanka ayaa muwaadiniinteeda uga Digtay in aanay usafrin dalka itoobiya oo hada ku jira xaalad Jaho wareer oo aan la garan Karin waxa ay ku danbayn doonto

Halka ay gabi ahaanba wax iska badaleen duulimaadyadii Diyaaradaha ee dalka itoobiya gaar ahaan magaalooyinka ay hada gacanta ku dhigeen jabhada tigrey iyo kuwo kaleba.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews