Wasiirka Ganacsiga Oo Ku Fashilmay Shaqadii Uu Qaranka Uyahay, Iyo Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ugu Baaqay In Uu Iska Casilo Xilka.
November 4, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Somaliland Maxamuud Sacad Saajin ayaa gabi ahaanba ku fashilmay waxka Qabashada kor ukaca qiimaha shidaal, isagoo ganacsatada iyo Xisbiyada mucaaridka ah ee ka hadlana uu hanjabaad iyo Waxba kama qaban karno usoo marinayo warbaahinta.
