Hargeysa”Warbixin Laga Diyaariyay Xaafad Loogu Magacdaray Madaxwayne Biixi Iyo Sababta
November 6, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaafada buurta malawle ee galbeedka hargaysa ayaa ah da laga soo raray xaafada xero awr ama sheedaha kadib markii wadada boqol 150ka kusoo hagaagtay dhulkii ay deganaayeen.
