berberatoday.com
Murashixiintii Golaha Deegaanka Gabiley Aan Kusoo Bixin Doorashada Oo Urur Ay Ku Midooben Sameystay
November 6, 2021 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Shir Ay Maanta Iskugu Yimaadeen qaarkamid ah Musharaxiintii Doorashada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ee Ka Hadhay kana kala tirsan  Saddexda Xisbi Qaran , Ayaa Waxa Ay Ku dhawaaqeen Urur Ay Ku Midoobayaan Iyaga Oo Aan Xisbiyo Ahayn Balse Hal Mid Wada Ah , Waxna Ay Shirkii Maanta Ay Ku dooreen Xubnaha Hogaanka Ururkaasi U Hayn Doona oo ay U Kala Doorteen Xubnahan.

 

1;Gudoomiyaha Ururka;Cabdirashiid Cabdilahi Xasan (Dhako-Geele) Xisbiga Waddani

2;Gudoomiye Ku Xigeenka; Mahad Maxamed Xassan (Yaanbo) Xisbiga Kulmiye

3;Xoghayaha Ururka; Cabdirashiid Maxamed Ducaale (Xamare) Xisbiga Ucid

4;Afhayeenka Ururka; Mustafe Cali Ciise Xisbiga Kulmiye

Xubnahan Ayaa Loo Doortay Hogaanka Ururka Midawga Musharaxiinta Doorashada Ka Hadhay Ee Golaha Deegaanka Gabiley utartamay.

Qaar Ka Mida ah  Xubnaha Ururkan ku midoobay ayaa sheegay In Ujeeda ay ururkan ugu midoobeen tahay sidii ay aayahooga uga wada tashan lahaayeen ismarkaana ay xisbiyada la furayaan wadahadal si cidii ay masiirkooda ka dhex arkaan ay ula wada xaajoodaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews