Warar Soo Baxaya Ayaa Sheegaya In Madaxweynihii Hore Ee dawlada Deegaanka Somalida Cabdi Ilay Xabsiguu Ku Xidhnaa Lagala Baxay
November 6, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Inkastoo, Aanu Jirin, Wakaalado dhinaca Wararka Itoobiya oo si Toos ah u Cadeeyay, in Xabsiga Lagala Baxey, Madaxweynihii Hore ee Dawlad Deegaanka Somalida Cabdi Maxamuud Cumar Oo imika Mudo sanado ah Ku Xabisnaa, Xabsi ku Yaala Caasimada Adiss ababa haddana Sida ay Xaqiijiyeen, Qaar Kamid ah Qoyskiisa ayaa Sheegay in Ay ka Waayeen Xabsigii uu Ku Xidhnaa islamarkaana, loo Sheegay in Xaalad gaar ah oo Xanuun ah loogu Qaaday Cusbitaal isla Adiss ababa gudaheeda ah,
