“Aad Baan Uga Xumahay In Cabdiraxmaan Cirro Oo Dhawr Iyo Toban-sanno Baarlamaanka Haystay Inuu Maanta Yidhaa Gabiley Ayaan Gobolnimo U Ansixinayaa”Mayarka Degmada Gabiley Maxamed-Aamin Cumar Cabdi”Daawo Muuqaal
November 7, 2021 - Written by admin
“Aad baan uga xumahay in Cabdiraxmaan Cirro oo dhawr iyo toban-sanno Baarlamaanka haystay oo aan maalin qudha gobolnimada gabiley aan soo hordhigin inuu maanta yidhaahdo gobolka gabiley ayaan ka shaqey-nayaa, waa nasiib xumo ”.
Maayerka Gabiley Maxamed Aamiin Cumer Cabdi