berberatoday.com
“Dhaqanka Subeer Awal Ee La Faro Farayno Sida Xisbiga Kulmiye Layskugu Garaacayo Labada Inan, Muuse Biixi Waxaan Leeyahay Faraha Kala Bax”Mujaahid Xamarje”Daawo Muuqaal
November 8, 2021 - Written by admin

“Xukuumada Muuse Biixi Gadhwadeenka Ka Yahay Waxay Inaga Weerartay  Dhaqankii Iyo Dhaqaalihiiba”Siyaasi Xamarje.

“Gabiley Xisbiga Kulmiye Waxay Ka Dheeftay Wax Aanay Ka Galabsan Oo Aanay Foodka  Kusiin”Siyaasi Xamarje,

Gabiley(Berberatoday.com)-Siyaasi Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarje) Oo kamid ah masuuliyiinta sar sare ee xisbiga wadani kana mid  Ah xubnaha usharaxan gudoomiye kuxigeenada xisbiga wadani Oo ka hadlayay munaasibad magaalada gabiley loogu qabtay Dhalinyaro reer gabiley ah ayaa ka hadlay sida xisbiga wadani Reer gabiley diyaarka ugu yahay in uu dhamaystiro Gobolnimadiisa iyo balan qaadka gudoomiye cirro.

 

Sidoo kale siyaasi xamarje ayaa sheegay in aan marnaba la Aqbali Karin in madaxwayne biixi faro galin kusameeyo saldanada subeer awal oo ah saldanad qarniyo soo jirtay.

Dhanka kale siyaasi xamarje ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu faraha kalabaxo saldanada suber awal ee uu sida uu xisbiga kulmiye iskugu garaacayo gaafadhi iyo maxamed kaahin oo kale in aanay ahayn.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews