Suldaan Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Madax-dhaqameed Ka Socday Dawlad Deeganka Somalida Itoobiya
November 8, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxdhaqameed uu hormuud uyahay suldaan guud ee beelaha subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay madaxdhaqameed ka socday ismaamulka somalida itoobiya oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa caasimada Somaliland ee hargaysa.

