berberatoday.com
Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo Maanta Dib Uhelay Xorriyadiisa
November 9, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa Maanta Xorriyadiisa Dib U Helay Abwaan Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr Oo In Muddo Ah Ku Xidhnaa Magaalada Hargeysa.

 

Siciid Maxamuud Gahayr Ayaa La Sheegay In Loo Xidhay Qoraallo Iyo Muuqaal Uu Ku Baahiyay Baraha Bulshada Oo Ay Dhibsadeen Masuuliyiin Xilal Ka Haya Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi kuwaas uu kamid yahay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada.

Garyaqaan Jamaal Xuseen Mandeela Ayaa Qoraal Uu Soo Dhigay Bartiisa Facebook Ku Yidhi Sida Tan: “Waan Ku Faraxsanay Hawl Badan Ka Dib In Maanta Uu Siciid Maxamuud Gahayr Xoriyadiisi Dib U Helay.”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews