Ciidamada Booliska Oo Gacanta Kusoo Dhigay Tuug Qaadan Jiray labisanka Dumar Oo Dhac Gaystay!
November 9, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)–Ciidamada booliska Somaliland ee saldhiga ibraahim koodbuur ayaa gacanta ku dhigay tuug qaab cusub wax ufarsamay jiray oo qaadan jiray dharka dumarka.
