berberatoday.com
Itoobiya Oo Gabi-ahaanba Xayirtay Isticmaalka Facebook Iyo Whatsapp
November 9, 2021 - Written by admin

Addis-Ababa(Berberatoday.com)- Laga bilaabo galinkii dambe ee maanta ayaa waxaa si guud dalka Itoobiya ooga maqan khadka Internetka, gaar ahaan baraha ay bulshadu kuwada Xidhiidho sida, Facebook, iyo Whatsapp.

Lama oga sababta loo jaray khadka Internetka, balse wararka qaar ayaa sheegaya in dowladdu sababo aan wali la ogaan ay khadka u jartay

Tan iyo intii ay dib uga xoogaysteen dagaallada u dhaxeeyay dowladda iyo kooxda TPLF, waxaa shaki wayn laga qabay in dowladdu oo maamusha isgaarsiinta ay jari karto khadka Internetka, iyadoo looga bartay dowladda in markasta oo xaalku adkaado ay goyso isgaarsiinta waddanka.

Dadka ku dhaqan gudaha Itoobiya ayaa hadda isticmaalaya barnaamijyada fududeeya khadka Internetka, ee la isticmaalo inta badan marka khadka culays lagu furo ama qayb gooni ah la xiro.

Dowladda Itoobiya ayaa inta badan maamusha dhammaan adeegyada aasaasiga ee ka howlgala gudaha Itoobiya, sida Isgaarsiinta, Korontada, iyo wixii lamida waxaana dhici karta haddii dowladdu hawlgal gaar ah ku jirto, ama xaaladda wadanku halis ku jirto in khadka isgaarsiinta la gooyo.

Arrimahan ayaa kusoo hagaagaya xilli si guud Itoobiya ugu jirto xaalad deg deg ah oo dowladdu awoodo gaar ah ay leedahay wakhti xaadirkan.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews