Afhayeenka TPLF Oo Sheegay In Ay Kusii Siqayaan Caasimada Adis Ababa!
November 10, 2021 - Written by admin
Mekkelle(Berberatoday.com)-Afhayeen u hadlay mucaaradka Tigray ayaa sheegay in ciidamadooda ay ku sii siqayaan caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa ilaa dowladdu ay qaaddo go’doominta ay gelisay gobolka waqooyiga dalkaasi ku yaalla ee Tigray.
