berberatoday.com
Bilicso Oo Daawo Sidii Uu Muuse Biixi Udhaliili Jiray Xukuumadii Madaxwayne Daahir Riyaale Iyo Su,aalaha Maanta Dul Hoganaya Hogaamintiisa!
November 11, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Milicsiga Sidii Muuse Biixi Cabdi  xiligii uu mucaaridka ahaa ayaa wuxuu si adag udhiili jiray xukuumadii madaxwayne daahir riyaale iyo xisbigiisii Udub oo xataa uu diiday in uu si saxa uga hadlo madaxwayne daahir riyaale iyo waxyaabaha uu qabtay isagoo si cad usheegay in ay madaxtooyadii Somaliland raacday xabashii Marxuum madaxwayne cigaal.

 

Sidoo kale muuse biixi oo wakhtigaa ahaa mucaaridka kana tirsanaa xisbiga kulmiye ee hada haya talada dalka islamarkaana uu madaxwayne ka yahay muuse biixi ayaa wasiirkii ariaha dibada ee xukuumada riyaale cabdilaahi maxamed ducaale ku eedaynayay in uu warbaahinta u akhriyo afar line oo loosoo qoray marka ay kazoo laabtaan safar dabada u baxaan madaxwayne riyaale,

Halkan Hoose Muuqaalka Madaxweyne Muuse Biixi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews