Xoghayaha Ganacsiga Ee Xisbiga Wadani Oo Saaka Hortagay Maxkamada, Soona Bandhigay Cida Soo Dacwaysay. H
November 11, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha ganacsiga iyo warshadaha ee xisbiga wadani xamse khayre oo looga yeedhay maxkamada gobolka maroodi jeex ayaa saaka hortagay halkaasi oo lagu soo siiyay cida soo eedaysay ee dacwada kusoo oogtay
Xoghaye xamse oo ay weheliyaan masuuliyiin xisbiga katirsan ayaa faah faahin ka bixiyay cida soo dacwayso uu sheegay in ay tahay shirkada diyaaradaha ee Daallo.