Afhayeenkii Hore Ee Madaxtooyada Oo ka Hadlay Musharax Uu Tartan Adagi Dhexmaray Doorashadii Wakiilada Oo Madaxwayne Biixi Xil Umagacaabay
November 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenkii hore ee madaxtooyada Somaliland ayaa ka dareen celiyay masuul xisbiga wadani ka sharaxnaa oo tartan adagi dhexmaray islamarkaana isla dhaceen oo madaxwayne biixi dhaawaan umagacaabay wasiir kuxigeenka wasaarada warfaafinta.