Al-shabaab Oo Sheegtay In Qarax Miino Ay Ku Dileen 5 Kamid Ah Askarta Ciidamada Amisom Ee Dalka Jabuuti!
November 13, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ururka Al-shabaab ayaa waxay sheegteen qarax miino oo nooca dhulka lagu aaso ah, kaasoo ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM gaar ahaan kuwa dalka Jabuuti ee ku sugan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan lagu beegsaday ay ku dileen askar katirsan ciidamada jabuuti.
