“Somaliland Looma Abuurin In Beesha Dhexe Ay Tidhaahdo, Waxaanu Ka Saraynaa Dhulbahante Iyo Gudabuursi” Siyaasi Cabdilaahi Dheere.
November 13, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada waxbarashada xukuumadii axmed siilaanyo siyaasi Cabdilaahi Dheere oo kamid siyaasiyiinta ugu miisaanka culus Somaliland gaar ahaan gobolka awdal islamarkaana kamid ahaa dadkii sida wayn ugu ololeeyay madaxwayne biixi wakhtigii uu u ordayay kursiga ayaa si dadban uga hadlay xulashada madaxwayne biixi ee xukuumadiisa.
