Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Guddoomiyay Shirkii U Dambeeyay Ee Guddida Fulinta Iyo Qodobada Lagaga Hadlay.
November 14, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta guddoomiyay shirkii u dambeeyay ee Guddida Fulinta Xisbiga oo ka qabsoomay Xarunta Dhexe ee Xisbiga.
