Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Maraykanka.
November 14, 2021 - Written by admin
Washington(Berberatoday.com)-Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibeda jamhuuriyada Somaliland iyo Dr Adna Aadan Ismaaciil oo ah madaxda ictiraaf raadinta jsl ayaa si balaadhan oo loogu soo dhaweeyey dalka maraykanka.
