berberatoday.com
“Waxaanu Beelaha Kale Ee Somaliland Ugu Baaqay Cidii Faro Galisa Saldanada Subeer Awal, Waanu Takooraynaaye Inaad Nala Takoortaa”Cabdiraxmaan Maxamed Yey.
November 15, 2021 - Written by admin

“Madaxwayne Waxaad Tidhi Cidii Idooratay Fartayda Eedayyeey Ay Odhan Doontaa, Beentaa Maaha Oo Waad Fulisay, Subeer Awal Ayaanad Ujeeday, Oo Aad ka Oohisay, Balse Waxaa Lagaa Doonayaa Wixii Kugu Kalifay Iyo Ciilka Intaa Leeg Ee Aad Uqabtay” Cabdiraxmaan Maxamed Yey.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaaji cabdiraxmaan Maxamed yey oo kamid ah odoyaasha beesha subeer awal ayaa si kulul uga hadlay faro galinta uu madaxwayne biixi ku hayo saldanada beesha subeer awal oo uu sheegay in aanay ahayn wax suurto galaya cidii isku daydana loo baahan yahay in talaabo laga qaado.

 

Sidoo kale cabdiraxmaan maxamed yey ayaa madaxwayne biixi waydiiyay wixii ku kalifay in uu subeer awal ka oohiyo iyo ciilka intaa lee gee uu uqabay.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews