berberatoday.com
Dalka Tiawan Oo Agab Caafiimaad Soo Gaadhsiiyay Somaliland.
November 16, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Taiwan Oo Deeq agab caafimaad ah ku wareejisay xukuumada Somaliland.

Wasiirku xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Mud: Liiban Yuusuf Cismaan aya agab caafimaad oo Muhiim ah kala wareegay Wakiilka dalka Taiwan u fadhiya Somaliland H.E Allen Lu, xafladda Wareejinta agabka ayaa ka dhacday Xafiiska Dalka Taiwan ku leeyahay Somaliland. Waxaana Xaffladda si maqal iyo muqaal ah uga qayb galay Madaxbaddan oo matalayay dalka Taiwan kana mid ahayeen.

 

1, KMU ( Kaohsiung Medical University)

2, KMUH( Kaohsiung Medical University Chung-Ho Hospital)

3, ICS Taiwan Section

4, Ingo Nano Technology

5, Southern Office of MOFA.

Wasiir ku xigeenga Horumarinta Caafimaadka JSL. ayaa uga mahad Celiayay deqda agabka Caafimaadka dalka aynu Saaxiibka nahay ee Taiwan mana ah tii Ugu Horaysay, Mudadii ay labada dal Xidhiidhka labada dhinac ahi ka dhaxeeyay waxa jiray iskaashi xoogan oo Dhanka Horumarinta Caafimaadka ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews