berberatoday.com
“Kulmiyaha Maanta Ee Madaxweyne Muuse Biixi Hogaamiyaa Abaalka Ma Celiyo W/Q Maxamed Cabdillahi Soofadhiiste
November 16, 2021 - Written by admin
Cismaan Cabdi Barkhadle(Dr Shiine)Waa Gudoomiyihii Ugu Mudada Dheeraa Ee Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Waxaanu xilkaasi Hayay Asaaskii Xisbiga Kulmiye 2002 Ilaa 2011-kii Wuxuu Xisbiga La Soo Maray Marxalad Adag Oo Bar Bilaw U Aheyd Nidaamkii Asaaska Xisbiyada Iyo Mucaaradada Debed Wareega Oo Aan Shacabka Somaliland Ubislayn Iyo Xukumadii Xisbiga Udub oo Xiligaas Power Ahaa Berbera Iyo Gobolka Saaxil Xudun U Aheyd Ayuu Ka Shaqaynayay, Dr Shiine Dhabarka Umuu Jeedin Xisbigiii Udub Iyo Xukumadiisiiye Jilibka Ayuu U Aastay Ilaa uu Keenayay Guusha Xisbigaas ee Doorashadii Madaxweyne Axmed Siilanyo Lagu Doortay ee 2010-kii Guushaas Kadib Dr Shiine Waxa Lagu Abaalmariyay In Loo Magacaabo Maareyaha Haamaha Keydka Shiidaalka Aan Qiyaasayo Inuu Maamulaayay Mudo 2 Sano Ah Balse Xilkaas Qaab Siyaasadaysan Iyo Ganacsato Ximinaysay Oo Lacag Ku Bixiyay Looga Dhuftay.
Dr Cismaan Shiine Ilaa Hadda Waa Xisbiyahan Kulmiye Ah Mana Ah Siyaasiyiinta Guurguura ee Mabda,ooda Bedbedela Sida uu Iisheegay Dhawr Jeer Aan Siyaasada Kala Sheekaystay.
Dr Cismaan Cabdi Barkhadle Waxa Uu Dheeraa Ilaa Hadana Dheeryahay Siyaasiyiinta Lamidka Ah Waxa Uu Leeyahay Xirfad Shaqo oo La Xidhiidha Caafimaadka Kumana Eeka Siyaasada Oo Kaliya Waana Dhakhtar Ku Takhasusay Xanuunada Guud Iyo Shaybaadhka,
Berbera Wuxu Ku Leeyahay Xarun Caafimaad oo Lagu Magacaabo European Pharmacy oo In Kabadan 20 Sano Berbera Uga Furnayd Waxyaabaha Cajiibka Lagu Majeerto Xaruntiisa Caafimaad Waxa Kamida Inaanu Sida Dhakhaatiirta Kale Kaadhka Lacagta Ah Loogu Galo Aan Xaruntiisa Dhaqankaas Laga Aqoon Oo Free For Card loogu Galo Kaliya Daawada Iyo Shaybaadhka Oo Qiimo Macquula Laguugu Adeegayo Ayaa lagaa Qaadaya.
Labadan Sawir Mid Waa Ololihii Doorshada Madaxweyne Muuse Biixi Lagu Doortay 13 November 2017 Waxaanu Hogaaminayaa Dhalinyaro Xisbiga Kulmiye Iyo Musharax Muuse Biixi Taageersan Iyo Ka Kale Oo Ah Ololihii Doorashada Golayaasha deegaanada Dalka ee 2012kii Waxan Odhan Karaa Oday Shiine Iyo Rag Badan oo Kaadirkii Xisbiga Kulmiye Ahaa Looma Abaal Celine Cidlaa Lagaga Dhaqaaqay Waana Ta Keentay Inay Dildilaaca Xisbiga Kulmiye Inay Siyaasiyiin Han Iyo Himilo Lahaa Ka Huleelaan
Kulmiyaha Hadda ee Madaxweyne Muuse Biixi Hogaamiyaa Abaalka Ma Celiyo Marka La Leeyahay Waxa Noqonaysaa Mid Run Ah

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews