Qaarkamid Ah Dhalinyarada Aqoonyahanka Ee Deegaanka Hargaysa Iyo Gabiley Oo Ku Biiray Xisbiga Wadani”Daawo Muuqaal
November 17, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah Dhalinyarada Aqoonyahanka ee Degmooyinka 26juun ,Ibraahim koodbuur Iyo Gabiley horena uga tirsanaa xisbi xaakimka kulmiye ayaa maanta ka hilaacay xisbiga wadani oo ay shaaciyeen in ay kusoo biireen kaga dhex dhawaaqay diga rogoshadooda shirwaynihii xisbiga wadani.
