Maareye Iyo Maareye Kuxigeen Cusub Oo Loo Magacaabay Wakaalada Biyaha Burco
November 18, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaraada Khayraadka Biyaha Cali Xasan Maxamed Mareexaan ayaa Mareyeaha wakaalada Biyaha Burco Umagacaabay Sakariye Cabdiraxmaan Maxamud.
Sidoo kale Wuxu wasiirku Maareya Kuxigeenka Wakaalada Burco Umagacaabay Maxamud Ibraahim Cumar
Wasiirku Wuxu Xilalkii ka qaaday Maareyihii Hore ee Wakaalada Biyaha Burco Iyo Kuxigeenkiisii
